Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Qoyskiisa oo u ambabaxay dalka Turkiga.

Xasan Sheikh1Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Qoyskiisa ayaa u ambabaxay dalka Turkiga. Continue reading

Guddiga gurmadka abaaraha Qaranka oo war-saxaadadeed ay soo saareen Xaaladda Abaaraha Dalka.

abaaraha.jpg4Xaaladda abaaraha ee ka jirta dalka ayaa  ah mid  baahsan oo buuro, dul iyo bannaanba 637,000km laba jibaaran, taasoo ka dhalatay roobab kii la filaayay 4 tii xilli ee  la soo dhaafay  oo la waayay ama si fiican aanan u da’in. Continue reading

R/ Wasaare Kheyre oo sheegay inay bilaabaneyso waqtigii isla xisaabtanka hey’adaha dowladda.

xasan-cali-khayre-jpg1Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay inay bilaabaneyso waqtigii isla xisaabtanka hey’adaha dowladda, isagoo cadeeyay inuu ku dadaali doono nidaam kala dambeyn ah oo xukuumaddiisa la timaado. Continue reading

%d bloggers like this: