Kooxdii burcad-badeeda ahaa oo wali gacanta ku haya markabkii ay afduubteen, wadahadalna diideen…

TahriibWaxaa dib ugu soo cusboonaaday qaar ka mid ah deegaanada maamul goboleedka Punland falalkii lagu Afduuban jiray Maraakiibta marata Badweynta Indiyaha iyo marinka badda Cas, sida ay warbaahinta sheegtay waxaa shalay lagu afduubtay markab laga leeyahay dalka Imaaraadka. Continue reading

%d bloggers like this: