Posted on March 15, 2017 by SomaliSwiss
Dowladda Britain oo dhinaceeda walaac ba’an ka muujisay abaarta ka jirta qeybo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay dhaqaaale ku bixineyso gurmadka dadka ay sameeysay macaluusha ka dhalatay abaarta. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Britain oo walaac ba’an ka muujisay abaarta ka jirta dalka Soomaaliya.
Posted on March 15, 2017 by SomaliSwiss
Mudane C/qaadir Shekh Cali Diini oo ah Sii hayaha Wasaarrada difaaca Soomaaliya ayaa maanta kormeer ku tagey Saldhiga Milateri ee Turkiga ka dhistay deegaanka Jazeera, halkaasoo noqon doonta xarun lagu tababari doono Ciidamada  iyo Saraakiisha xoogga dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Sii hayaha Wasaarrada difaaca Soomaaliya oo maanta kormeer ku tagey Xerada Milateri ee Turkiga ka dhisaayo deegaanka Jazeera.
Posted on March 15, 2017 by SomaliSwiss
Dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaa hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha ayaa maanta dalka ka Tarxiishay labo qof oo Kenyan ah, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay sharci darro dalka ku joogeen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha oo maanta dalka ka Tarxiishay labo qof Kenyaan ah.
Posted on March 15, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ku qaabilay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain Boris Johnson oo saaka booqasho aan horay loo sii shaacin ku yimid magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo xarunta Madaxtooyada Somalia ku qaabilay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain.
Posted on March 15, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa kula kulmay Madaxda ugu sareysa Ciidamada Midowag Afrika ee AMISOM, waxaa ayna kawada hadleyn arimo muhiim ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya oo xafiiskiisa kula kulmay Madaxda ugu sareysa Ciidamada ee AMISOM.
You must be logged in to post a comment.