Advertisements

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Cambaariyey qaraxyada maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Kheyre.jpg1Ra’iisal Wasaaraha Federaalka Soomaaliya oo wax laga xumaado ku tilmaamay Qaraxyo maanta ka dhacay Muqdisho. Continue reading

Advertisements

Qarax weerar ismiidaamin ah oo maanta aroortii lagu qaaday hotelka Wehliye ee magaalada Muqdisho.

Qarax.jpg30Qarax weerar ismiidaamin ah ayaa aroornimadii maanta lagu qaaday hotelka Wehliye ee ku yawl wadada Makka Mukarrama ee magaalada Muqdisho, kaasoo ka dhashay khasaarooyin kala duwan oo u badan dhimasho iyo dhaawac. Continue reading

Maxamadda Ciidamada Qalabka Sidda oo Xukuno ku kala riday eedeysanayaal dhowr ah.

Xukun maxkamad 1.jpg2Maxkamadda Darajadda koowaad ee ciidamadda Qalabka sidda ayaa Maanta Xukuno iskugu jira dil , Xabsi Ciidan iyo sii daysmo ku kala ridey  7 nin oo ku eedeysnaa iney ka danbeyeen Qaraxi 26-11naad ee sanadki hore ka dhacey suuqa beerta ee degmadda waabari kaa oo ay ku nafwaayeen in kabadan 30 ruux kuna dhaawacmeen 40-tameeyo kale. Continue reading

%d bloggers like this: