Madaxweyne Formaajo oo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay sameeyaan isu soo baxdyo ALLE bari ah.

Formaajo iyo DanjirayaashaMadaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo  ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay Toddobaadkaan gudihiisa sameeyaan isu soo baxdyo ALLE bari iyo Roob doon ah. Continue reading

Maxaa hadda looga fadhiyaa dowladda cusub ee ka hana qaaday dalka Soomaaliya???

ciise faaraxQoraaga qoray qormada maqaalkan Waa Ciise Faarax oo mid ahaa qorayaashii Wargeyska Xiddigta Oktoobar waqtigii wadanka nabdoonaa, ilaa haatan ka mid ah qorayaasha Sare ee Warbaahinta Dowladda, ha yeeshee  haatan ku sugan xaalad aan wanaagsaneyn oo qiimo dhac ah; Sidaas darted waxaa haatan uu qoray maqaal  dowladda u ifinaayo ka gudubka xaaladda taagan, wuxuuna Maqaalkiisa ku billaabay Su’aasha ah:- Continue reading

Ciidan ka tirsan Xoogga dalka ee dowladda Soomaaliya oo maanta xiray qaar ka mid Waddooyinka magaalada Muqdisho.

Ciidan Gadoodey.jpg2Ciidamo gadoodsan  oo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa saakay xireen qaar kamid ah wadooyinka magaalada Muqisho gaar ahaan isgoyska Zobbe, KM4 iyo wadooyinka kale ee ku dhow dhow. Continue reading

Xiisad diblomaasiyadeed ee ka dhex aloosan dowladaha Turkiga iyo Holland oo heer xun taagan.

R TurkigaXiisadda diblomaasiyadeed ee ka dhex aloosan dowladaha Turkiga iyo Holland ayaa marba marka ka dambeysa waxa ay isku shareereysaa cirka, waxaana iminka isna soo dhex galay arrintan r/wasaaraha dalkaasi Turkiga Binali Yildirim oo ku hanjabay aargudasho adag. Continue reading

Hay’adda samafalka ee Qadar oo manta gaarsiisay deeq lacageed qoysas Abaaraha saameeyeen.

abaaraha.jpg5Hay’adda Qadar Kheyriyah oo ka shaqeysa howlaha samafalka ayaa maanta daahfurtay mashruuc deeqo lacageed iyo gurmad lagu gaarsiinayo 14,000  oo ah qoysas isugu jira danyar ,agoon iyo kuwa ay Abaaraha saameeyeen oo ku kala nool magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka. Continue reading

%d bloggers like this: