Advertisements

Hanti-dhowraha Guud ee Soomaaliya oo sheegay inay baaritaan ka socoto xatooyo lagula kacay xafiiskiisa.

Hanti-dhowrka.jpg1Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya, Dr. Nuur Faarax Jimcaale oo wareysi  kooban siiyay Hiiraan Online ayaa sheegay in baaritaan ay socdaan oo ku aadan, xatooyo la sheegay in lagula kacay xafiiskiisa oo ku dhex yaalla Dhismaha ay ku shaqeyso Wasaaradda Maaliyadda ee ku dhex taalla Xarunta Madaxtooyadda Villa Somalia. Continue reading

Advertisements

Dekadda magaalada Muqdisho oo laga dareemaya horumar ballaaran oo u eg dekaddaha caalamka.

dekada Muqdisho

Dekadda magaalada Muqdisho oo ah tan ugu ballaaran ee dalka Somalia;    Continue reading

Wasiirka Wasaaradda Amniga oo ka hadlay muwaadiniin Soomaali ah oo laga soo celiyay wadanka Maraykanka.

Garoonka Diyaaradaha.JPG6Wasiirka Wasaaradda Amniga Qaranka Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo wareysi gaar ah siiyay wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa wuxuu ka hadlay muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo celiyay wadanka Maraykanka. Continue reading

Agaasimaha Guud Wasaaradda Haweenka oo Joodariyaal guddoonsiiyey maamulka isbitaalka Banaadir.

Deeq Jooridi

Agaasimaha Guud Wasaaradda Haweenka iyo Hurumarinta Xuquuqda Aadanaha Cabdulqani Sheekh Cumar ayaa Joodariyaashan loogu talo galay bukaanada ku jira isbitaalka Banaadir wuxuu guddoonsiiyey maamulka iyo Dhakhaatiirta isbitaalka.
Continue reading

%d bloggers like this: