Advertisements

Sheikh Hassan Dahir Aweys, his beard dyed red, is under house arrest in Mogadishu.

MOGADISHU, SOMALIA—A man who has been called everything from a terrorist, a visionary, a clan elder, a religious scholar, a killer and a statesmen greets me on his driveway with a wave and a grin. Continue reading

Advertisements

R/wasaare Xasan Kheyre oo maanta kulan ballaaran la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed iyo ururada bulshada.

Kheyre.jpg4Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan ballaaran la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed iyo ururada bulshada, isaga oo kala hadlay sida ugu haboon ee gurmad deg deg ah oo lagu gaarsiin karo dadka ay abaaruhu saameynta ba’an ku yeesheen. Continue reading

Kulan looga hadlayey wada shaqeynta Haweenka ku jira Barlamaanka iyo Bulshada raydka oo ka dhacay Muqdisho.

jawaari 1.jpg6Kulanka oo  looga hadlayey wada shaqeynta Haweenka ku jira Barlamaanka iyo Bulshada raydka waxaana Kulankaas Diirada lagu saarey abaaraha ka jira dalka  iyo guulaha boqolkiiba 30% haweenka ka gaareen Baarlamaanka sidoo kale waxaana  si gaar ah ahmiyad   la  siiyo  sidii Haweenka ay uga Muuqan lahaayeen  golaha Wasiiradda. Continue reading

Muwaadiniin Soomaali ah oo laga soo masaafuriyay dalka Mareykanka oo soo gaaray Muqdisho.

Garoonka Diyaaradaha.JPG4Muwaadiniin Soomaali ah oo laga soo masaafuriyay dalka Mareykanka ayaa manta oo Jimaca ah, ka soo degay garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade ee Magaaladda Muqdishu. Continue reading

Somalia to print new bank notes buoyed by IMF.

shilin SomaliFor the fast time in a more than a quarter century, Somalia will get new bank notes. Continue reading

%d bloggers like this: