Advertisements

Xoghayaha guud ee Q M iyo Madaxweye Kenyatta oo ka wada hadlay dagaalka lagula jiro Al-shabaab.

UN IYO kENYAMadaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada Nairobi ayaa waxa ay ka wada hadleen dagaalka Al-shabaab lagula jiro iyo xasilinta nabadda Soomaaliya. Continue reading

Advertisements

Dowladda Itoobiya oo bedel ku sameysay Safiirkeedii Soomaaliya u fadhiyey.

ethiopiaDowladda Itoobiya ayaa is bedel ku sameysay Safiirkeedii Soomaaliya joogay oo lagu magacaabo Wondimu Asamne, kaddib markii uu waqtigiisu dhamaaday. Continue reading

%d bloggers like this: