Posted on March 8, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, oo dhigiisa dalka Mareykanka khadka Isgaarsiinta kala hadlay, ayaa la sheegay inuu ka dalbaday in xayiraadda laga qaado muwaadiniinta Soomaalidda ee dalka Mareykanka galaya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo, oo maanta Khadka Isgaarsiinta kala hadlay dhigiisa dalka Mareykanka ????
Posted on March 8, 2017 by SomaliSwiss
Wararka naga soo gaaraya caasimada Soomaaliya ee Muqdisho iyo gobollada dalka Soomaaliya looga dabaaldagayo maalinta haween weynaha aduunka ayaa magaalada Muqdisho iyo Gobollada dalka Soomaaliya waxaa lagu qabtay munaasabad lagu weyneynayo 8 Maarso. Hoos ka daawo Sawiro badan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Soomaaliya iyo dalalka dunidaba oo Maanta loogu dabaaldegay 8da Maarso oo loo Asteeyey Haweenka.
You must be logged in to post a comment.