Advertisements

Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya oo sheegay in ciidamadda Milatariga laga saari doono magaaladda Muqdisho.

ciidan-tababar-jpg3Taliyaha Ciidanka Milatariga Soomaaliya Maxamed Aadan Axmed Buud, oo Warbaahinta kula hadlay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, ayaa sheegay in ciidamadda Milatariga dowladda laga saari doono  dhamaan magaaladda Muqdisho.

“ Ciidanka Booliiska iyo Nabadsugida ayaa lagu wareejinayaa amaanka muqdisho, iyaga ayaana lagula xisaabtami doonaa” ayuu yiri taliyaha.

Ciidamadda Milatariga iyo kuwa kale ee ku sugan magaaladda ayaa dadka ay ku wareeraan kala saaridooda.

Haddii ciidanka laga saaro magaaladda waxaa macaquul ah isbedel dhinaca amniga. Ciidamo Milatariga ah oo tira badan ayaa ku sugan gudaha magaaladda, waxaana amniga uu galay isku haleyn, sidaasi waxaa Hiiraan Online u sheegay, Maxamed Cali oo

Taliyaha Ciidanka Milatariga Soomaaliya Maxamed Aadan Axmed Buud, oo Warbaahinta kula hadlay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, ayaa sheegay in ciidamadda Milatariga dowladda laga saari doono  dhamaan magaaladda Muqdishu.

“ Ciidanka Booliiska iyo Nabadsugida ayaa lagu wareejinayaa amaanka muqdisho, iyaga ayaana lagula xisaabtami doonaa” ayuu yiri taliyaha.

Ciidamadda Milatariga iyo kuwa kale ee ku sugan magaaladda ayaa dadka ay ku wareeraan kala saaridooda.

Haddii ciidanka laga saaro magaaladda waxaa macaquul ah isbedel dhinaca amniga. Ciidamo Milatariga ah oo tira badan ayaa ku sugan gudaha magaaladda, waxaana amniga uu galay isku haleyn, sidaasi waxaa Hiiraan Online u sheegay, Maxamed Cali oo ah Qabiir dhinaca ciidamada.

Majirin nidaam kala soocaya waajibaadka ciidamadda dowladda, iyadoo ay ugu wacneed mishaar la’aanta heysata ciidanka.

SomaliSwiss      Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: