Posted on March 7, 2017 by SomaliSwiss
Taliyaha Ciidanka Milatariga Soomaaliya Maxamed Aadan Axmed Buud, oo Warbaahinta kula hadlay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, ayaa sheegay in ciidamadda Milatariga dowladda laga saari doono  dhamaan magaaladda Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya oo sheegay in ciidamadda Milatariga laga saari doono magaaladda Muqdisho.
Posted on March 7, 2017 by SomaliSwiss
Booqasho aan horay loo baahinin ayuu Xogahayaha cusub ee QM Antonio Guterres uu ku yimid Magaaladda Muqdishu maanta oo Talaado ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xogahayaha guud ee Qaramada Midoobay oo maanta booqasho gaaban ku yimid Magaaladda Muqdisho.
Posted on March 7, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Qado Sharafeed ah la qaatay Maamulka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xasan Jimcaale , Haween iyo Xildhibaanada Haweenka ee ku jira labada aqal ee Baarlamaanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka oo kulan Qado ah la qaatay Maamulka Gobolka Banaadir.
Posted on March 7, 2017 by SomaliSwiss
Qunsulka Soomaaliya u fadhiya Cadan ee dalka Yemen Mudane Axmed Cabdi Xasan Axmed Suudaan ayaa sheegay in qaxooti Soomaaliyeed oo ku xanibneyd dalka Yemen laga soo qaaday, kuwaasi oo la filayo in markabka sida uu ku soo xirto Dekadda Berbera, waxaana ay tirada dadka la soo qaaday ay gaareysaa 137 qof. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qunsulka Soomaaliya u jooga Cadan oo sheegay in tirada dadka qaxooti qeybtii 3aad ee la qaadayo ay gaareysaa 137 qof .
You must be logged in to post a comment.