Magaalada Muqdisho oo ka soconaya kulamo iyo wada tashiyo la xiriira dhismaha xukuumada cusub.

kheyre-jpg1R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo Arbacadii tegtay ayeey aheyd markii codka kalsoonida uu ka helay xildhibaannada baarlamaanka. Continue reading

Madaxweynaha dalka Turkiga oo ka hadlay xaaladda Abaaraha ee ka taagan gobolada dalka Somaliya.

erdoganMadaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip ErdoÄŸan, ayaa ka hadlay xaaladda Abaaraha ee ka taagan gobolada dalka Somaliya, xilli dadka iyo duunyada haraad iyo gaajo ay u geeriyoonayaan. Continue reading

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo la sheegay inuu maanta tagaayo caasimada dalka Kenya ee Nairobi.

UNHCR António GuterresXoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa lagu wadaa in uu maanta tago magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Continue reading

%d bloggers like this: