Advertisements

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah oo kulan gaar ah la qaatay guddiga gurmadka abaaraha.

kheyre-jpg1Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya  Xassan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay guddiga gurmadka abaaraha, waxana ay si gaar ah uga wada hadleen wax u qabashada dadka Soomaaliyeed ee saameynta ballaaran ay ku yeesheen abaaraha. Continue reading

Advertisements

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta loo dhaariyay xubinimadda Barlamaanka Soomaaliya.

Shirkii Madasha Qaranka.jpg2Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa manta si rasmi ah uga midnoqday Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii loo dhaariyay xubinimaddiisa Barlamaanka. Continue reading

Qeybo ka mid ah suuqa Xaafadda Isli oo albaabada leysugu dhuftay…..

islii3Sida la wada ogsoon yahay waxaa dhawaantan ay rabshado ka dhashay khilaaf soo kala dhaxgalay ganacsatada waaweyn ee suuqa xaafadda Islii iyo ganacsatada yar yar ee loo yaqaan’’ Waratada’’ ayaa sababay in qeybo ka mid ah suuqa gaar ahaan ganacsiga Soomaalida albaabada leysugu dhufto. Continue reading

%d bloggers like this: