Posted on March 3, 2017 by SomaliSwiss
Sida la wada ogsoon yahay laga soo billaabo bur burkii dowladii dhexe ee militariga,kadib dowladihii ka dhashay dalka Soomaaliya waxay ku caan baxeen khilaaf soo kala dhaxgeli jiray Madaxweynaha talada haya iyo ra’iisal wasaarihiisa. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Formaajo oo sheegay in dowladdiisu ay ku dhaqmi doonto Mabda’Ã Dowlad-wanaagga.
Posted on March 3, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisal wasaaraha dhawaan helay codka kalsoonida baarlamaanka federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo wareysi siinayay laanta VOA ayaa sheegay in ay soo dhisi doonaan golle wasiiro ka tartumaya sida uu hadalka u dhigay rabitaanka shacabka Soomaaliyeed. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal wasaare Kheyre oo caddeeyey inuu soo dhisi doono Gole wasiiro oo ka tarjumaya rabitaanka shacabka.
Posted on March 3, 2017 by SomaliSwiss
Dadka ku dhaqan Gobollada Woqooyi ee Soomaaliya ayaa shalay Bannaanbax ka hor dhigay safaaradda Imaaraadka Carabta ku leedahay magaalada London, waxaanay sheegay inay muujiyeen sida aanay ogolaan doonin saldhiga Militari ee magaaladda Berbera uu ka samaysanayo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dadka ku dhaqan Gobollada Woqooyi ee Soomaaliya oo shalay Bannaanbax ka hor dhigay safaaradda Imaaraadka ee magaalada London.
You must be logged in to post a comment.