Ra’iisal-wasaare Kheyre oo maanta si rasmi ah Xilka ugala wareegayeen R/wasaaraha Xilka ka degayey.

xilwareejin-jpg3Ra’iisal-wasaara cusub ee Soomaaliya Xassan Cali  Kheyre  ayaa maanta si rasmi ah Xilka ugala wareegayeen R/wasaarihii hore oo haatan Xilka ka degay. Continue reading

Madaxweynaha Faransiiska oo aqalka Madaxtooyada dalka Fransiiska ku qaabilay Madaxweyne Geelle.

jabuti-presidentMadaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa booqasho ku tagay magaalada Paris ee dalka Faransiiska, halkaasoo uu kula kulmay. Continue reading

Hay’adda Muhaajiriinta Adduunka (IOM) oo Sheegtay in dalal badan in ay ka jirto cunno yari baahsan.

Qaxooti.jpg10Malaayiin qof oo ku nool dalalka Soomaaliya, K/Suudaan, W/bari Nayjeeriya iyo Yemen in ay ka jirto dalalkaas cunno yari baahsan, sidaas waxaa sheegay Hay’adda Muhaajiriinta Adduunka (IOM). Continue reading

%d bloggers like this: