Advertisements

Ra’iisal wasaare Kheyre oo sheegay in xukuumadu muhiimad gaar ah siisay taakuleynta shacabka.

Kheyre.jpg8Kullankii  golaha wasiiradda xukuumadda cusub ee dhacay shalay ayaa waxaa looga hadlay, qodobo ay ka mid yihiin, in wasiiradda ay soo buuxiyaan domcumenti ay ku qoranyihiin anshaxa, aaminaada iyo in ay soo saxiixaan Hantidooda gaarka ah iyo arrimaha gar-gaarka. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha dalka Mareykanka oo saxiixay wareegto lagu ballaarinayo howlgalka lagula dagaalamyo Al Shabaab.

Trump .jpg8Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa saxiixay wareegto lagu ballaarinayo howlgalka dalka Soomaaliya, ee lagula dagaalamyo Al Shabaab. Continue reading

Ciidamadda dowladda Soomaaliya oo maanta howlgallo ka wada Degaano ka tirsan Degmada Baardheere ee G/Gedo.

BaardheereCiidamadda dowladda Soomaaliya, ayaa howlgallo, xooggaan maanta ka wada Degaano iyo Tuulooyin hoostaga Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Continue reading

Golaha wasiirada Cusub oo maanta kulankoodii ugu horeeyay yeeshay.

Kheyre.jpg6Golaha golaha wasiirada oo maalintii shalay codka kalsoonida ka hellay baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah yeeshaan kulankoodii ugu horeeyay. Continue reading

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo kulan gaar ah la yeeshay boqorka Jordan.

Somalia iyo jordanMadaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka mid ahaa madaxdii ka qeyb-gashay shirka Jaamacada Carabta ugu soo idlaaday magaalada Camaan ayaa kulan gaar ah la yeeshay boqorka Jordan Amiir Cabdalla-ha Labaad. Continue reading

R/wasaare Kheyre oo xalay casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Casho sharafRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoona uga mahad noqay ansixinta Xukuumadda iyo Barnaamijkeeda. Continue reading

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta codka kalsoonida ah siiyay Golaha Wasiirada cusub.

Formaajo Urdun.jpgBaarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ayaa codka kalsoonida ah siiyay Golaha Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo dhisay. Continue reading

%d bloggers like this: