Qaxooti Soomaaliyeed ee ku noolaa Jabuuti oo dalkooda dib ugu soo noqday..

qaxooti-jabuutiWaxaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo degtay diyaarad siday qaxooti Soomaaliyeed oo mudo sanado ah kunoolaa dalka Jabuuti, kuwaa oo hada dalkooda dib loogu soo celiyay. Continue reading

Xarrakada Al-shabaab oo sheegtay in marnaba aysan joojin doonaan dagaalka ay kula jirto dowladda federaalka.

al-shabaab-jpg7Xarrakada Al-shabaab ayaa sheegtay in marnaba aysan joojin doonaan dagaalka ay kula jirto dowladda federaalka iyo ciidamada caawinaya ee AMISOM, kadib doorashadii dhawaan ka dhacday dalka. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxda Sacuudiga ka dalbaday inay ka waaniyaan Imaaraadka inay joojiyaan Saldhigga Berbera.

farmaajo-iyo-sacuudigaMadaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka dalbaday Madaxda Sacuudiga inay ka waaniyaan dalka Imaaraadka inay joojiyaan fara-gelinta ay ku hayaan qaybo ka mid ah dalka Soomaaliya. Continue reading

Saqdii dhexe ee xalay oo waxaa dab qabsaday qeybo ka mid ah suuqa ugu weyn Bakaaraha ee dalka Soomaaliya.

bakaaraha-dabWaxaa saqdii dhexe ee xalay ayaa waxaa dab qabsaday qeybo badan oo ka mid ah suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha, halkaa oo ay saakay isugu tageen inta badan ganacsatada reer Muqdisho oo ku dadaalaya sidii dabka loo damin lahaa. Continue reading

%d bloggers like this: