Advertisements

Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo oo maanta kormeeray Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.

formaajo-xabsiga-jpg2Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya  Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa maanta Booqday Xabsiga dhexe ee Xamar, waxaana madaxweynaha uu kormeeray qeybaha Xabsiga uu ka koobanyahay. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in miisaaniyada dalka Soomaaliya lagu wado in lagu kabo qarash dheeraad ah.

formaajo-jpg3Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/Laahi Farmaajo ayaa sheegay in miisaaniyada dalka Soomaaliya lagu wado in qarash dheeraad ah lagu kabo. Continue reading

Dhismaha Barlamaanka Puntland oo maanta la wareegay Ciidamo gadoodsan ee maamulka Puntland.

barlamaan-puntlandCiidamo gadoodsan oo ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta dhismaha barlamaanka ee magaalada Garowe ,waxaana sida la sheegay ay ka cabanayaan mushaar la’aan haysatay bilihii la soo dhaafay. Continue reading

%d bloggers like this: