Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo maanta dib ugu soo nabad noqday magaalada Muqdisho.

farmaajo-noqdayMadaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta dib ugu soo nabad noqday magaalada Muqdisho, kaddib safar labo cisho ah uu ku joogay dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, oo uu martiqaad rasmi ah ka helay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis. Continue reading

Advertisements

Kulan ay yeesheen Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay 5 Guddi iyo 2 Habdhowre.

aqalka-sare-png2Xubnaha Aqlka Sare ee Dalka Soomaaliya, ayaa maanta waxaa ay yeesheen Kalfadhigoodii-koowaad-kulankiisa- lixaad oo ay ku Ansixiyeen laba Hab-dhowre iyo Shan guddi oo u-shaqeyn doona si ku-meelgaar ah. Continue reading

%d bloggers like this: