Munaasabada caleemo saarka Madaxweynaha Cusub Somalia oo la soo gabagabeeyey….

caleema-saarka-madaxweynahaWaxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey munaasabaddii Caleemo Saarka Madaxweynaha Cusub, waxaana halkaas khubdbado ka jeediyey martidii ka qeybgashay munaasabada caleemo saarka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo lagu qabtay xarunta Afsiyooni ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Wufuud ay kala hoggaaminayaan madaxda dalalka deriska iyo Caalamka oo manta soo gaaray Muqdisho waxaana ka mid ah:

hailemariam-desalegn-jpg1R/wasaaraha dalka Itoobiya oo lagu soo dhaweeyey Garoonka diyaaraha Muqdisho.

Wafdi uu hoggaaminayo R/wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen xubno ka tirsan dowladda. Continue reading

Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in Midowga Yurub uu bixiyay mushaarka ciidamada booliska Soomaaliya

somalia-iyo-yurubSafiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Veronique Lorenzo ayaa shaaca ka qaaday in Midowga Yurub uu bixiyay mushaarka lix kun iyo siddeed boqol (6800) oo ciidamada booliska soomaaliyeed ka tirsan. Continue reading

Dawlada Ingiriiska oo shaaca ka qaaday in Soomaaliya iyo Koofur Suudaan ay ugu deeqday £100 malyan…

macluul

Dawlada Ingiriiska ayaa Soomaaliya iyo Koofur Suudaan ugu deeqday £100 malyan maadaama abaaro ay ka jiraan labada dalba. Continue reading

%d bloggers like this: