Advertisements

Hay’adda lacagta Adduunka oo sheegtay inay Soomaaliya ka caawinayso sidii lacago shilin Soomaali ah dalka loogu soo daabici lahaa.

imfHay‘adda lacagta aduunka ee IMF ayaa sheegtay inay ka caawinayso Soomaaliya sidii lacago shilin Soomaali ah dalka loogu daabici lahaa. Continue reading

Advertisements

Mr. Machael Keating oo cambaareeyay weerarkii Ismiidaanta ahayd ee shalay ka dhacay suuqa Kaawo Goodey ee degmada Wadajir.

michael-keating-jpg2Wakiilka xog-hayaha guud ee QM Machael Keating ayaa cambaareeyay weerarkii ay dadka badan ku dhinteen ee maalintii shalay ka dhacay suuq mashquul badan oo ku yaallay xaafadda Kaawo –Goodey ee degmada Wadajir. Continue reading

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo ka qaybgalaya Munaasabad lagu xusayo 47 guurada Aas-aaska ciidanka Asluubta.

Ciidanka Asluubta.jpg2Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalaya Munaasabad lagu xusayo 47-sano guurada ka soo wareegatay aas aaska ciidanka Asluubta. Continue reading

%d bloggers like this: