Advertisements

Madaxweyne Maxamed Formaajo oo kulan la qaatay safiirada wadamada qeybta ka ah howlgalka midowga Africa ee AMISOM.

formaajo-iyo-danjirayaasha-jpg1Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo maalin uun ka hor xafiiska la wareegay ayaa kulan la qaatay safiirada wadamada qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM oo ay ka wada hadleen arimo ay ka mid ahaayeen dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab iyo dib u dhiska ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Continue reading

Advertisements

Madaxweyne Maxamed Formaajo oo socdaalkii ugu horeeyey ku tagi doono dal ka mid ah wadamada Khaliijka.

formaajo-jpg3Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed, ayaa la sheegay in uu socdaalkii ugu horeeyey ku tagi doono dal ka mid ah wadamada Khaliijka. Continue reading

Danjiraha dalka Turkiga uga wakiilka ah Soomaaliya oo kullamo kula qaadatay Madaxweynaha cusub iyo kii hore ee Somalia.

turkiya-iyo-somalia-jpg1Danjiraha dalka  Turkiga uga wakiilka ah dalka Soomaaliya  ayaa kullamo kala gooni ah kula qaadatay Madaxweynaha cusub ee Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweyneyaashii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed.
Continue reading

%d bloggers like this: