Advertisements

Jaalliyada Beesha Gaaljecel ee wadanka Switzerland oo Tacsi u diraysa Dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay Marxuumad Saciido Maxamed.

tacsi-logoDhamaan Jaaliyadda Beesha Gaaljecel ee wadanka Switzerland, iyagoo isku duuban waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Beesha Gaaljecel ee ku kala nool gudaha dalka Soomaaliya iyo wadamada dibadda, waxayna tacsi ay u dirayaan  qoskii qaraabadii iyo ehelkii uu ka geeriyootay Marxuumad Saciido Maxamed Cabdi oo Shalay Khamiista ahayd  si lama fillaan ah ugu geeriyootay dalka Mareykanka.

Sidoo kale Jaaliyadda Beeshu ay si  Gaar ah ay tacsiyadaas ula qaybsanayaan walaalaha Reer KARAKUUS

Hadaba Jaaliyadda Beesha Gaaljecel ee wadanka Switzerland iyadoo og in Geeridu ay tahay Xaq ah, waxay tiiraanyada Tacsiyada ah la wadaagayaan Ehelladiis iyoXaaskii iyo Caruurtii uu ka geeriyooday Marxuumada, waxaana leenahay: INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN.

Intaas kadibna Jaaliyada waxay Alle Uga Baryayaam Marxuumada in Allaah uu Janaddii Fardowso ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka tagtay Samir iyo Iimaan Alle ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

SomaliSwiss        Zürich SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: