Advertisements

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo maanta la kulmay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya.

formaajo-danjire-usaMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz. Continue reading

Advertisements

Jaalliyada Beesha Gaaljecel ee wadanka Switzerland oo Tacsi u diraysa Dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay Marxuumad Saciido Maxamed.

tacsi-logoDhamaan Jaaliyadda Beesha Gaaljecel ee wadanka Switzerland, iyagoo isku duuban waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Beesha Gaaljecel ee ku kala nool gudaha dalka Soomaaliya iyo wadamada dibadda, waxayna tacsi ay u dirayaan  qoskii qaraabadii iyo ehelkii uu ka geeriyootay Marxuumad Saciido Maxamed Cabdi oo Shalay Khamiista ahayd  si lama fillaan ah ugu geeriyootay dalka Mareykanka. Continue reading

War saxaafadeed ka soo baxay xafiisyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee cunada WFP iyo carruurta UNICEF.

unicef

War saxaafadeed ka soo baxay xafiisyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee cunada WFP iyo carruurta UNICEF,  ayaa lagu sheegay in gargaar bani’aadannimo oo baaxad leh keliya lagu baajin karo in Soomaaliya ay mar kale gasho xaalad masiibo bani’aadannimo ah.

Continue reading

%d bloggers like this: