Advertisements

Munaasabada xilka wareegin ah oo si weyn loo soo agaasimay oo loo sameeyey madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

formaajo-iyo-xasan-jpg2Munaasabada xilka wareegin ah oo si weyn loo soo agaasimay oo loo sameeyey madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyadoo si rasmi ah uu xilka u wareejiyay madaxweynihii hore  Xassan Sheekh Max’uud. Continue reading

Advertisements

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta si rasmi ah ula wareegay xafiiska.

madaxweyne-farmajo-iyo-xasan-sheikhMadaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xafiiska, kaddib xaflad kooban oo ka dhacday xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya. Continue reading

Madaafiic ay dad ku dhinteen oo ku soo dhaceen nawaaxiga Villa Soomaaliya….

Muqdisho-gubaneysa.jpg1Maanta ayaa Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu la wareegay xafiiska madaxtooyada Soomaaliya, ha yeeshee waxaa maanta nawaaxiga Villa Soomaaliya ku dhacay tiro madaafiic ah oo loo adeegsaday qoriga hoobiyaha. Continue reading

Soomaaliya oo dacwad ka gudbinayso Imaaraatka Carabta oo rabto inay boobto dhulka Soomaaliyeed.

hanti-dhowraha-somaliaSoomaaliya ayaa dacwad ka gudbinayso Imaaraatka Carabta oo rabto inay boobto dhulka Soomaaliyeed, iyadoo si sharci darro ah saldhigga ay uga kireysatay Maamulka G/woqooyi Soomaaliya dartii. Continue reading

%d bloggers like this: