Advertisements

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka oo maanta ka dooday miisaaniyada sanadka 2017.

golaha-wasiirada-jpg12Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga doodeen miisaaniyada sanadka 2017 iyo ansixinta xisaab-xirkii Miisaaniyaddii 2016. Continue reading

Advertisements

R/wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo maanta magacaabay guddiga qaban qaabada xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha Cusub.

Ra'iisal-wasaare CarteRa’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya   mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta magacaabay guddi ka kooban siddeed xubnood oo loo xil saaray qaban qaabada xafladda caleemo-saarka madaxweynaha jamhuuiyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Continue reading

Hanti-dhowrka guud Qaranka oo ka hadlay boobka Hantida Somalia ee Maamulka G/Woqooye.

hanti-dhowraha-somalia

Waxaa dhawaanahanba ka socday murun xoog leh oo la xiriira in maamulka G/ woqooye ee Soomaaliland uu hishiis militari la galay dowladda Imaraadka Carabta oo rabta in saldhig militari ka sameysato magaalada Berbera. Continue reading

%d bloggers like this: