Advertisements

Ergeyga Qaramada Midoobay ee Somaliya oo sheegay in Madaxweyne Formaajo uu wax ka qabto Abaaraha.

micheal-keating-2Ergeyga  Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliya Michael Keating ayaa sheegay in shaqooyinka ugu horeeya ee laga rabo in uu wax ka qabto madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed (Farmaajo) in ay tahay in uu wax ka qabto abaaraha baahsan ee ka jira dalka inta aysan kasii darin, islamarkaana arintaasi ay ku garab taagan yihiin QM iyo sidoo kale maamul goboleedyada. Continue reading

Advertisements

Guddoomiyaha Bankiga Dhexe oo shaaciyey in Dawlada Soomaaliya soo daabici doonto lacag Shilin Soomaali ah…

Bankiga dhexe ee SomaliaGuddoomiyaha Bankiga Dhexe ayaa shaaciyey in Dawlada Soomaaliya ay soo daabici doonto lacag Shilin Soomaali ah, arrintaas oo ay iminka ku talo jirto, ha yeeshee Sanadkaan ayaa lagu wadaa in dawladu lacagtaas ay soo daabacdo. Continue reading

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo si adag u diiday in dawladda Imaaraadka laga siiyo magaalada Berbera saldhiga Milatari.

cirroGuddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag uga hadlay mawqifkiisa ku aadan saldhiga Milatari ee Xukuumadda Somaliland ay dawladda Imaaraadka ka siisey magaalada Berbera. Continue reading

%d bloggers like this: