Advertisements

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta kormeer ku tagay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia.

madaxweyne-farmajo-iyo-xasan-sheikh-jpg2Madaxweynaha Soomaaliya ee dhowaan la doortay Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kormeer ku tagay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Madaxweynihii hore Xasan Sheikh Maxamuud. Continue reading

Advertisements

Wiil Soomaaliyeed oo maanta la kulmay Madaxweyne Max’ed Cabdullaahi Farmaajo

wiil-beeraley-ah

Wiil Soomaaliyeed oo magaciisa lagu sheegay Cabdullaahi Max’uud Cismaan oo si weyn uga soo muuqday baraha bulshada ayaa la kulmay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo. Continue reading

Waa wax ku dayasho mudan horumarka ay gaareen Jaaliyadda Soomaaliyeed Kanton Bariga Swiss-ka (OstSchweiz).

img_2133Waxaan shalay socdaal ku tagay magaalada San Gallen ee Bariga Swiss-ka, sdaas awgeed ujeedada Socdaalkeyga wuxuu la xiriiray in aan booqasho kediss ah ugu tago Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Kanton Bariga Swiss-ka (OstSchweiz) magaalada S.Gallen iyo degmooyinka la xiriira. Continue reading

Madaxweyne Maxamed Formaajo oo maanta la kulmay Danjirayaasha Wadamada Jaamacada Carabta.

madaxweyne-formaajo-iyo-danjirayasha-carabtaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa kulankiisii ugu horeeyay kula yeeshay magaalada Muqdisho danjirayaasha Jaamacada Carabta u qaabilsan Soomaaliya. Continue reading

Golaha Ammaanka ee QM oo soo saaray bayaan ay ku taageerayaan madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya.

un.jpg3Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweeyay sida habsamida leh ee Arbacadii lasoo dhaafay loo soo afmeeray doorashadii madaxweynaha ee Soomaaliya. Continue reading

Dawladda Itoobiya oo sheegtay inay taageero buuxda la garab taagan tahay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Ethiopia_flagDawladda Itoobiya ayaa sheegtay inay aad ula shaqeyn doonto madaxweynaha cusub ee Soomaaliya  Maxamed C/Laahi Farmaajo. Continue reading

%d bloggers like this: