Advertisements

Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya oo ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in ay jooojiyaan dabaaldegyada.

formaajo-jpg1

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee dabaaldagyada ku soo dhoweeyay doorashadiisa inay joojiyaan isla markaana howlahooda caadiga ah qabsadaan. Continue reading

Advertisements

Soohdimihii kala qaybineysay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta G/Mudug oo maanta la bur-buriyay.

gaalkacayo-jpg3Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo horey u kala qayb-sanayd laba dhinac ayaa hadda mar kale dib la isugu furay wax yar ka dib markii lagu dhawaaqay in madaxweynaha Soomaaliya uu yahay Maxamed C/laahi Farmaajo. Continue reading

%d bloggers like this: