Advertisements

Beesha caalamka oo si isku mid ah u soo dhaweysay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Beesha CaalamkaQaramada Midoobay, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka ayaa soo dhoweeyay doorashadii madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Continue reading

Advertisements

Shacabka Ku dhaqan Gobollada Dalka Soomaaliya oo si isku mid ah loogu dabaaldegay guusha Madaxweyne Farmaajo.

bannaanbax-muqdisho-jpg8Magaalada Caasimada Muqdisho iyo magaalooyin kale oo dalka iyo dibada ahba ayaa looga dabbaal dagay xalay guusha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku guuleystay doorashadii xilka madaxweynenimo ayaa khasaare dhimasho iyo dhawaacba leh ay dabbaaldagyadu geysteen magaalooyinka dalka qaar. Continue reading

Ra’iisulwaraha dalka Itoobiya oo soo dhaweysay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

hailemariam-desalegn Ra’iisulwaraha dalka Itoobiya ayaa soo dhaweysay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana ay ammaan u jeedisay sida ay doorashada u dhacday. Continue reading

Dowladda Maraykanka oo si diiran u soo dhaweyasay Doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho.

mark-c-tonerDowladda Maraykanka ayaa si diiran u soo dhaweyasay Doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho ,taasi oo lagu doortay Maxamed C/laahi Farmaajo, waxaana doorashadan si xalaal uga qaybgalay xubnaha labada aqal ee Somalia. Continue reading

%d bloggers like this: