Advertisements

Hashii Maandeeq ahayd maxay Berri ku curan doontaa ????.

hashii-maandeeqWaxaa Saacado oo kaliya ka harsan waqtiga loo balamay inay dhacdo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo hogaamin doona afarta sano ee soo socta, balse Ilaah mooyee qof saadaalin karo ma jiro waxa ay Berri ku curan doonta Hashii Maandeeq ahayd.

doorashoTirada musharixiinta oo  isugu soo hareen 22 musharax kadib markii labo musharax ay sheegeen in ay isaga hareen tartanka doorashada. Continue reading

Advertisements
%d bloggers like this: