Advertisements

Guddoomiyaha Guddiga anshaxa doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay howlaha Guddiga

guddiga-anshaxa-jpg1Guddomiyaha Guddiga Anshaxa doorashada madaxweynaha Soomaaliya Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo dhawaan uu magacaabay gudoonka sare ee golaha baarlamaanka, ayaa ka hadlay wax qabadka iyo howlaha hor yaalla gudiga, maalinta doorashada . Continue reading

Advertisements

Xarunta golaha shacabka oo maanta uga furantay dooda musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.

doodda-musharixiintaWaxaa Maanta  xarunta golaha shacabka uga furmay dooda musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya oo todobaadkii hore dib u dhac ku yimid. Continue reading

Guddiga doorashada Madaxweynaha oo sheegay in la soo gabagabeeyay u diyaargaroowga doorashada

beyle-jpg1doorashada Madaxweynaha ayaa sheegay in la soo gabagabeeyay u diyaargaroowga doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo afar jeer oo hore dib u dhac ku yimid. Continue reading

%d bloggers like this: