Advertisements

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha oo sheegay in guddiga uu isbaddal ku sameeyey goobtii doorashadda.

beyleGuddiga Doorashadda Madaxweynaha JFS ayaa Shaaciyay  in laga wareejiyay dugsiga tababarka ciidamada Boliiska Jen Kaahiye oo lagu waday in ay ka dhacdo  doorashada madaxweynaha, kaddib cabsho ka timid qaar ka mid  ah musharraxiinta u tartamaya xilka madaxweynaha. Continue reading

Advertisements

Maanta oo Axad ah waxaa la soo gabagabeeynayaa dhageysiga khudbadihii Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha.

baarlamaanka-cusub-png1Maanta oo Axad ah ayaa ah maalinta la soo gabagabeeynayo dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha, iyadoo illaa 9 Musharax ay maanta jeedin doonaan khudbado ay uga hadlayaan barnaamijkooda siyaasadeed iyo waxqabadkooda haddii la doorto. Continue reading

%d bloggers like this: