Advertisements

Xarunta golaha shacabka ee Muqdisho oo weli ka socda dhageysiga Khudbadaha musharaxiinta xilka Madaxweynaha dalka.

baarlamaanka-cusubWaxaa weli ka socda xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho dhageysiga wajiga labaad Khudbad jeedinta musharaxiinta xilka madaxtinimada dalka. Continue reading

Advertisements

Xaakim Mareykanka heer federaal ah oo is-hortaagay xannibaaddii Madaxweyne Trump.

james-robartDalka Mareykanka Xaakim heer federaal ah ayaa si ku-meel-gaar ah u hor istaagay xannibaaddii uu Madaxweyne Trump ku soo rogay dadkii imanayay 7 dal oo muslim ah oo ay ka mid tahay Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: