Advertisements

Magaalada Muqdisho oo maanta bannaanbax lagu taageerayey Go’aankii Maxkamada Caalamiga ah.

bannaanbax-muqdisho-jpg9Bannaanbax lagu taaageerayey guushii hor dhaca aheyd ee Soomaaliya ay ka gaartay dacwada badda ee u dhaxeysa labada dal Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta ka dhacay magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Continue reading

Advertisements

Xog-hayaha Gaashaan dhigga Maraykanka oo shaaca ka qaaday haddii Kuuriyada Woqooyi ay isticmaasho Nukliyeerka loofalcelin doono.

james-mattis-jpg1Xog-hayaha Gaashaan dhigga Maraykanka, James Mattis, ayaa shaaca ka qaaday in hadii Kuuriyada Woqooyi adeegsato hub Nukliyeer ah lagaga felcelin doono “go’aan adag oo meel mar ah”. Continue reading

Adeegga Shirkadda Viber-ka oo lacag la’aan uga dhigay wadamada uu Madaxweyne Trump xayiraada saaray.

viberShirkadda Viber-ka ayaa Adeeg bilaash looga dhigay dadka uu saameeyay go’aankii dhawaan ka soo baxay Madaxweynaha Maraykanka, kaasi oo muwaadiniinta todobo wadan oo Muslim ah looga mamnuucay in ay gudaha u soo galaan Maraykanka. Continue reading

%d bloggers like this: