Posted on February 2, 2017 by SomaliSwiss
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ee fadhigeedu yahay magaalada Hague, ayaa aqbashay inay dhageysato dacwadda Soomaaliya ay gudbisay ee ku saabsan muranka badda ee Soomaaliya iyo kenya u dhaxeeysa. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maxkamada cadaallada ICJ oo aqbashay dhegaysida dacwadii muranka Badda ee Soomaaliya iyo kenya.
Posted on February 2, 2017 by SomaliSwiss
Waxaa Maanta oo Khamiis ah taariikhudna ku beegan tahay 02 bishan Feberaayo ka bilaabatay xarunta golaha shacabka khudbadihii musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xarunta Golaha shacabka oo maanta ka bilaabatay Khudbadihii musharixiinta xilka Madaxweynaha.
Posted on February 2, 2017 by SomaliSwiss
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa Maanta lagu Wadaa in ay ku dhawaaqdo go’aanka ay ka gaartay diidmada hordhaca ah ee Kenya ee ku saabsan dacwadda Soomaaliya ay ku dalbeyso in la cayimo soohdinta badeed ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maxkamadda Caalamiga ah (ICJ) oo Maanta ku dhawaaqday go’aanka dacwaddii Badda Somalia iyo Kenya.
Posted on February 2, 2017 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha gudiga doorashada C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa mar kale sheegay in leysku afgartay in dib loo qabto dooddii musharixiinta xilka madaxweynaha oo markii uu lagu dhawaaqay in gabi ahaanba la joojiyay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha gudiga doorashada oo sheegay in leysku afgartay in dib loo qabto dooddii musharixiinta xilka Madaxweynaha.