Guddoomiye ku-xigeenkii Gudiga qabanqaabada doorashada Madaxweynaha oo is-casilay.

fartaagWar naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddoomiye ku-xigeenkii gudiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag uu iska casilay xubinnimadii gudiga kadib eedeyn loo jeediyay. Continue reading

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo kulan la qaatay madaxda Cadaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya.

Ra'iisal-wasaare ku xigeenkaRa’iisal wasaare ku-xigeenka xukuumada Soomaaliya Max’ed Cumar Carte ayaa kulan gaar ah la qaatay mas’uuliyiinta hay’adda cadaallada iyo garsoorka dowladda federaalka Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: