Advertisements

Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo oo furay shirka gurmadka Abaaraha ka jira Soomaaliya.

shirka-gurmadka-jpg2Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa furay shirka gurmadka Abaaraha Soomaaliya ee u dhaxeeyey beesha caalamka iyo dowladda Federaalka Sooomaaliya. Continue reading

Advertisements

Qaramada Midoobay sheegtay in abaarta Soomaaliya ka jirta ay dhibaato ba’an ku heyso 1.5 malyan oo Soomaali ah.

AbaarahaQM ayaa sheegtay in abaarta Soomaaliya ka jirta ay  dhibaato ba’an ku heyso 1.5 malyan oo Soomaali ah, balse in ka yar kala bar dadka Soomaaliya ku nool ayumbaa heli kara adeegyada aasaasiga ah ee caafimaatka; Sidaa waxaa maanta laga soo xigtay hayada caafimaadka ee QM. Continue reading

مستقبل الصومال بقيادة الرئيس الجديد فرماجو

1e2e9091c47945aaad5ebe0993a1fa1f_18يرصد التقرير العوامل التي أسهمت في انتخاب محمد عبد الله فرماجو رئيسًا للصومال بأغلبية أصوات أعضاء البرلمان ومجلس الشيوخ، ويُحدِّد أبرز الملفات التي تنتظر الرئيس الجديد، فضلًا عن مستقبل البلاد في ظل التوازنات والمعادلات السياسية الجديدة التي أفضت إليها الانتخابات الرئاسية. Continue reading

The Regional Risks to Somalia’s Moment of Hope.

formaajo-jpg1Eruptions of joy across the Somali-speaking Horn of Africa greeted the election of President Mohammed Abdullahi Farmajo, but to deliver a cure for Somalia’s chronic ills he will need to counter distrust in neighbouring Ethiopia and Kenya and win support from the African Union.

Continue reading

Qaxooti Soomaaliyeed ee ku noolaa Jabuuti oo dalkooda dib ugu soo noqday..

qaxooti-jabuutiWaxaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo degtay diyaarad siday qaxooti Soomaaliyeed oo mudo sanado ah kunoolaa dalka Jabuuti, kuwaa oo hada dalkooda dib loogu soo celiyay. Continue reading

Xarrakada Al-shabaab oo sheegtay in marnaba aysan joojin doonaan dagaalka ay kula jirto dowladda federaalka.

al-shabaab-jpg7Xarrakada Al-shabaab ayaa sheegtay in marnaba aysan joojin doonaan dagaalka ay kula jirto dowladda federaalka iyo ciidamada caawinaya ee AMISOM, kadib doorashadii dhawaan ka dhacday dalka. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxda Sacuudiga ka dalbaday inay ka waaniyaan Imaaraadka inay joojiyaan Saldhigga Berbera.

farmaajo-iyo-sacuudigaMadaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka dalbaday Madaxda Sacuudiga inay ka waaniyaan dalka Imaaraadka inay joojiyaan fara-gelinta ay ku hayaan qaybo ka mid ah dalka Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: