Advertisements

Guddiga doorashada Madaxweynaha oo go’aan ka qaadanaya dib u dhac ku yimid dooddii musharixiinta.

guddiga-doorashada-jpg1Sida uu ahaa jadwalka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya waxaa maanta oo ay taarkhdu tahay 31 bishan Janaayo, waxaa uu qorshuhu ahaa in dood furan ay yeeshaan musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, hasse ahaatee taa ma dhacin kaddib markii leysku khilaafay habka ay u dhaceyso doodda oo musharixiinta qaar isaga baxeen. Continue reading

Advertisements

Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujiyey saameeynta go’aankii madaxweyne Trump qoysaska Somaliyeed.

w-arrimaha-dibadda-jpg9Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya, C/salaan Hadliye Cumar, ayaa sheegay in ay ka xun yihiin go’aanka uu Madaxweynaha Mareykanka toddobo dal, oo Somaliya ku jirto uu kaga mamnuucay dalkaasi. Continue reading

%d bloggers like this: