Advertisements

Xafiiska Guddoomiyaha golaha shacabka oo laga soo Saaray Guddi ka shaqeynaya Anshaxa doorashada Madaxweynaha.

Guddoomiye JawaariWar qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha gollaha shacabka Prof Max’ed Cismaan Jawaari ayaa lagu magacaabay gudiga anshaxa doorashada madaxweynaha ee dhawaan lagu waddo in ay dhacdo.

Gudiga oo ka kooban ilaa 9 xubnood ayaa laga soo kala xulay qeybaha bulshada iyo aqoonyahannada Soomaaliyeed, kamana mid ah gollaha shacabka [Baarlamaanka Soomaliya]

Ilaa 24 musharax ayaa si buuxda isku diiwaangalisay in ay ka qeybgallaan doorashada madaxweynaha oo  la filayo in ay dhacdo 8 bisha Feberaayo oo ay ina xigaan maalmo kooban .

SomaliSwiss        Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: