Xog-hayaha guud Qaramada Midoobay oo Addis Ababa kula kulmay Madaxweynaha Uganda.

un-iyo-ugandaWakaaladda Wararka dalka Itoobiya ayaa goor dhoweyd baahisay in magaalada Addis Ababa ay kulan ku yeeshay madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni iyo xog-hayaha cusub QM Antonio Guterres. Continue reading

Xafiiska Guddoomiyaha golaha shacabka oo laga soo Saaray Guddi ka shaqeynaya Anshaxa doorashada Madaxweynaha.

Guddoomiye JawaariWar qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha gollaha shacabka Prof Max’ed Cismaan Jawaari ayaa lagu magacaabay gudiga anshaxa doorashada madaxweynaha ee dhawaan lagu waddo in ay dhacdo. Continue reading

Magaalada Addis Ababa oo maanta shir uga furmaayo madaxda Urur Midowga Africa, laguna dooran doono Guddoomiye cusub.

AU.gif7Kulanka maanta oo Isniin ah magaalada Addis Ababa uga furmo madaxda Urur Midowga Africa ayaa la filayaa in lagu doorto Guddoomiye cusub. Continue reading

Guddiga qaban-qaabada doorashada oo sheegay in aysan jirin cabsi ay ka qabaan in wax is daba-marin la sameeyo.

beyleSida aad la socotaan waxaa  marar badan lagu soo celceliyay in doorashada Madaxweynaha laga ilaaliyo musuq maasuq iyo wax is daba marin ayaa waxaa sidaas awgeed arintan ka hadlay Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada doorashada oo sheegay in aysan jirin cabsi ay ka qabaan in wax is daba-marin la sameeyo. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ka ambabaxay Muqdisho, gaarayna magaalada Addis-Ababa.

Madaxweyne Xasan Sheekh SocdaalMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu u hoggaaminaya ayaa maanta barqadnimadii  ka ambabaxay magaalada Muqdisho, isaga oo ku sii jeeda Magaalada Addis-Ababa ee dalka Ethiopia. Continue reading

%d bloggers like this: