Shir madaxeedka 28aad Midowga Afrika oo maalinta berri ah ka furmi doono magaalada uu Addis Ababa.

Mideast Libya AU SummitWaxaa maalinta berri ah oo ku beegan 30ka bishaan ayaa lagu wadaa in magaalada uu Addis Ababa ee dalka Itoobiya  uu ka furmo shir madaxeedka midowga Afrika ee 28aad. Continue reading

Dhalinyaradii falka kufsiga ahaa ka geystay Degmada Galdoagob oo la xukumay.

galdogobDhalinyaradii falka kufsiga ahaa ka geystay dhamaadkii sanadkii hore Degmada Galdoagob ayaa  la xukumay, kadibna mid ka mid ah gabdhaha ka duubay Muuqaal lagu baahiyay baraha Bulshada ayaa maanta xukun lagu riday. Continue reading

%d bloggers like this: