Advertisements

Xarunta Villa Hargeysa oo si weyn uga socotay diiwaan-galinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha.

guddiga-doorashada-jpg1Xarunta Villa Hargeysa waxaa siweyn uga soctay diiwaangalinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha, waxaana ilaa iyo hadda la diiwaangaliyay 12 musharax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Continue reading

Advertisements

Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Midowga Afrika oo ka hadashay weerarada Al-shabaab ay ka geystaan Soomaaliya.

Nkosazana Dlamini-ZumaGuddoomiyaha Guddiga Sare ee Midowga Afrika Drs. Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa waxaa ay ka hadashay weerarada Al-shabaab ay ka geystaan Soomaaliya, gaar ahaan midkii ugu dambeeyay ee Hoteelka Dayax ka dhacay. Continue reading

%d bloggers like this: