Advertisements

Madaxwyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo musharax Dr. C/raxmaan Faroole, Maxay ka wada hadleen??????.

xasan-iyo-faroole-jpg1Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan xiisa gaar lahaa, kaas oo ka  mid ahaa kulamada aad loo hadal-haaya ee maanta  jimcaha ah dhex maray madaxwynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo musharax Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole. Continue reading

Advertisements

Guddiga qaban-qaabada doorashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in ay diiwaangaliyeen ilaa afar musharax.

baarlamaanka-cusubGuddiga qaban-qaabada musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ilaa iyo hada si rasmi ah isku diiwaangaliyeen ilaa afar musharax oo soo buuxiyay sharuudaha laga doonayo qofka u tartamaya xilka madaxweynaha. Continue reading

Dagaal aad u culus oo ay iskaga horimaadeen Ciidamada Kenya iyo Al-shabaab oo ka dhacay deegaanka Kubiyow.

al-shabaab-jpg7Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday deegaanka Kulbiyow Jubada Hoose halkaa oo ay ku gashay ciidamo ka tirsan kuwa KDF ee AMISOM. Continue reading

%d bloggers like this: