Advertisements

WAR DEG-DEG AH: Guddoomiyaha sarifleyaasha magaalada Hargeysa oo ku geeriyooday saldhiga dhexe ee Hargeysa

war degdeg ahWar naga soo gaaray  magaaladda Hargeysa ayaa sheegaya in maanta uu ku geeriyooday gudaha saldhiga dhexe ee magaaladda Hargeysa Guddoomiyaha sarifleyaasha oo shalay la soo xiray. Continue reading

Advertisements

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ugu baaqay Musharixiinta inay dhowraan Nidaamka Doorashada.

Guddoomiye JawaariGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Max’ed Cimaan Jawaari ayaa ugu baaqay musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya in ay ilaaliyaan islamarkaana dhowraan shaqada iyo waajibaadka u yaala gudiga qabanqaabada doorashada. Continue reading

Qaramada Midoobey oo si adag uga hadashay weeraradii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Muqdisho.

un.jpg2Qaramada midoobey ayaa si adag uga hadashay weeraradii ismiidaaminta ahaa ee maalintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaa oo lagu bartilmaameesaday hoteelka Dayax ee degmada Waabari. Continue reading

Hay‘adda xaquuqda Aadanaha (HRW) oo ka dalbatay Midawga Afrika inay magdhaw ka bixiyaan dadkii ay ku dileen Somalia.

human rights watchHay‘adda Xaquuqda Aaadanaha ee Human Rights Watch [HRW] ayaa ka dalbeysa ciidamada AMISOM inay magdhaw ka bixiyaan 14 qof oo rayid ah oo ay sheegtay inay ku dileen gudaha Soomaaliya. Continue reading

Diiwaan-galinta Musharixiinta xilka madaxweynaha oo maanta bilaabaneysa

guddiga-doorashada-jpg1Diiwaangalinta musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta ka bilaabato xarunta Villa Hargeysa sida ay sheegeen gudiga qabanqaabada doorashada. Continue reading

%d bloggers like this: