Advertisements

Waqtiga Howl-galka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo la shaaciyay.

labada-aqalGuddiga Howl-galka doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii shalay lagu dhawaaqay ayaa isla maanta shaaciyay jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Continue reading

Advertisements

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Somaliland oo sheegay inay kala noqdeen Rusqadihii sarifaada lacagaha shirkadaha Telesom, Dahabshiil.

sicir-bararGuddoomiyaha Bankiga dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahim Dhoobaale ayaa sheegay in maanta laga bilaabo ay fulayaan go’aamaddii ka soo baxay golaha Wasiiradda ee wax lagaga qabanayo sicir bararka. Continue reading

Wasiirka Amniga gudaha oo warbaahinta siiyey warbixin la xiriirta weerarkii lagu qaaday hotel Dayax.

Wwasiirka amnigaasiirka wasaarada amniga gudaha C/risaaq Cumar Max’ed oo warbaahinta kula hadlay dhismaha hoteelka Dayax ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerarkii saakay. Continue reading

Weerar loo adeegsaday gaari walxaha qarxa oo maanta lagu qaaday hoteel ku yaalla magaalada Muqdisho.

qarax-jpg24Weerar loo adeegsaday gaari walxaha qarxa lagu soo buuxiyay ayaa maanta lagu qaaday hoteel ku yaalla wadada ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho ee Maka Al-Mukarama. Continue reading

Ururka Midowga oo sheegay in loo baahan yahay in ciidamo dheeraad ah loogu soo biiriyo AMISOM.

African Union Mission in Somalia (AMISOM) Contingent Commander for Uganda, Brigadier Paul Lokech (centre), briefs members of 09 Battalion before an advance on the town of AfgoyeUrurka midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay in ciidamo dheeraad ah si dagdag ah loogu soo biiriyo xoogagga AMISOM. Continue reading

%d bloggers like this: