Advertisements

kulan wada jir ah oo ay yeesheen xildhibaannada Baarlamaanada labada Gole oo lix qodob laga soo saaray.

labada-aqalkulan wada jir ah oo ay magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaannada Baarlamaanada labada Gole ayaa looga arinsanayay doorashada madaxweynaha ayaa leysku afgartay lix qodob oo hor dhac u ah doorashada madaxweynaha. Continue reading

Advertisements

Ciidamada Dowlad goboleedka Jubaland oo gacanta ku dhigay hub saarnaa markab ku soo xirtay dekadda magaalada Kismaayo.

KismaayoCiidamada ammaanka dowlad goboleedka Jubaland ayaa gacanta ku dhigay hub saarnaa mid kamid ah maraakiibta ku xiran dakadda magaalada Kismaayo, hubkaa oo aan ilaa hadda la xaqiijin halka uu ku wajahnaa. Continue reading

Wasiirada beeraha, dhirta daaqa iyo ka hortaga abaaraha Wadamada IGAD oo ku shiray magaalada Addis Ababa.

Shirka IGAD.JPG2Wasiirada Wadamada IGAD ee qaabilsan dhirta, beeraha daaqa iyo ka hortaga abaaraha ayaa shir ay ku yeesheen magadaalada Addis Ababa ee dalka itoobiya waxay ku daah fureen Mashruuc  iskaashi kahortaga abaaraha gobolka iyo isu gudbida xuduudaha ee dadka iyo xoolahaba sidii horumar loogu gaari  lahaa. Continue reading

%d bloggers like this: