Advertisements

Beesha caalamka oo Xildhibaanada ugu baaqay inay lacag ka qaataan musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya

Beesha CaalamkaBeesha caalamka ayaa ugu baaqaday labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya in deg deg loo guda-gallo dhismaha guddi wadajir ah oo ka shaqeyn doona doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka oo lagu soo oogaya dacwad ka dhan ah.

trump-jpg7Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump oo dhawaan xilka la wareegay, ayeey kooxo si gaar ah isha ku haysa anshaxa ay diwaan-galinta dacwado ka dhan ah, ayada oo tuhmeysa in uu jebiyey qodob ka mid ah dastuurka. Continue reading

%d bloggers like this: