Advertisements

Odayaasha degmada Goldogob oo ku gacanseyray in dhalinyarradii kufsiga geysatay loo wareejiiyo Maxkamada gobolka Mudug.

kufsiOdayaasha dhaqanka degmada Goldogob ayaa ku gacanseyray in dhalinyarradii dhawaan kufsi wadareedka geysatay loo wareejiiyo maxkamada gobolka Mudug ee magaalada Gaalkacyo. Continue reading

Advertisements

Doorashadii tartanka guddoonka aqalka Odayaasha oo maanta lagu soo gaba gabeeye magaalada Muqdisho.

cabdi-xaanshiDoorashadii tartanka guddoonka aqalka Odayaasha ayaa  maanta lagu soo gaba gabeeye magaalada Muqdisho, ugu horreyntii la dhameeyey  doorashada guddoomiyaha aqalka Odayaasha oo ay ku tartameen labo musharax, waxaana ku guuleystay guddoomiyaha aqalka Odayaasha Cabdi Xaanshi Cabdullaahi. Continue reading

%d bloggers like this: