Prof Jawaari oo maanta kulan la yeeshay qaar ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.

gudd-baarlamaankaGuddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Max’ed Cisman Jawaari ayaa maanta kulan la yeeshay qaar ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii ay ka dalbadeen guddoomiyaha in ay is arkaan. Continue reading

Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho oo maanta dab ka kacay.

suuqa-bakaaro-dab-jpg1Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in dab uu ka kacay dhisme ganacsi oo ku yaala qeybta Cabdalla Shideeye, kaasoo ku sii fidaya qeybo ka mid ah suuqa. Continue reading

Musharixiinta u taagan xilka guddooka aqalka sare oo khubado ka hor jeediyeen xildhibaannada aqalkaas.

aqalka-sare-png1Waxaa Maanta oo Sabti ah ay musharixiinta u taagan xilka guddooka aqalka sare ayaa khubado ka hor jeediyeen xildhibaannada aqalkaas, iyagoo gudiga qaban-qaabada doorashada ay ku sugnaayeen halkaas. Continue reading

Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo sheegay in aysan jirin cid ku takri fali karta hantida Qaranka.

hanti-dhowraha-somaliaHantidhowrka guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax Jimcaale oo ka hadlayay eedeymo waayadii ugu danbeeyayba loo jeedinayay madaxda ugu sareysa dalka, aya sheegay in aysan jirin cid ku takri fali karta sida uu hadalka u dhigay hantida Qaranka. Continue reading

%d bloggers like this: